Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsi ah u Diraya Qoyskii iyo Qarabadii iyo asxabtii uu ka Baxay Marxuum Aadan Xaaji Cabdilaahi Xashiish oo ku geeriyooday Ottawa Canada

0
Sunday April 20, 2014 - 08:27:19 in by Super Admin
  • Visits: 737
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsi ah u Diraya Qoyskii iyo Qarabadii iyo asxabtii uu ka Baxay Marxuum Aadan Xaaji Cabdilaahi Xashiish oo ku geeriyooday Ottawa Canada

    Dhambaalkan Tacsida ayaa lagu sheegay Qoraal uu Warbaahinta u gudbiyey Xafiiska Afhaayenka Madaxtooyadu kaaso uu ku saxeexna Afhayeenku waxanu udhignaa Sidan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhambaalkan Tacsida ayaa lagu sheegay Qoraal uu Warbaahinta u gudbiyey Xafiiska Afhaayenka Madaxtooyadu kaaso uu ku saxeexna Afhayeenku waxanu udhignaa Sidan:

TACSI MADAXWEYNE

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Reer Xaaji Axmed Cabdilaahi (Xashiish) isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Walaalkood Marxuum Aadan Xaaji Cabdilaahi Xashiish oo ku geeriyooday Ottawa Canada 18.04.2014.

Sidoo kale waxa uu tacsi taasi la mid ah u dirayaa Madaxweynuhu Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuumku.

Madaxweynuhu waxa uu  Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Dhammaan reer Xaaji Axmed Cabdilaahi (Xashiish), Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo  Asxaabtii uu ka baxayna Samir iyo Imaan Saadiqana ka siiyo.

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
    Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.