Gabadh Reer Burco Ah oo Wacad Ku Martay ......

0
Sunday September 07, 2014 - 15:49:44 in by Holland Office
  • Visits: 19049
  • (Rating 4.9/5 Stars) Total Votes: 7
  • 8 1
  • Share via Social Media

    Gabadh Reer Burco Ah oo Wacad Ku Martay ......

    Somaliland oo 18-May 1991 Lagaga Dhawaqay Caasimada Gobolka Togdheer ee magaalada burco ayaa ilaa hada beesha caalama ka helin aqoonsi caalami ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qadan Saleeban Ibraahim
Somaliland oo 18-May 1991 Lagaga Dhawaqay Caasimada Gobolka Togdheer ee magaalada burco ayaa ilaa hada beesha caalama ka helin aqoonsi caalami ah hadaba gabadh ka mida Dhalinyarada Ku Nool Magaalada Burco ayaan Go'aan-satay ilaa  inta Somalialnd helayso  icitiraaf calaami ah inay xidhnaaneyso Jilbaab cas  , Gabadhan oo lagu magacaabo Qadan Saleeban ibraahim mar aanu wax ka waydiinay  waxa ku kalifay  inay Go'aankan gaadho ayeey waxay tidhi "walaal waxa igu kalifay waxa weyaan sidii aan uu muujini lahaa in Go'aani isku taaga somaliland yahay mid muqadas aha ka noqodna  iska daayo  marna Gorgoortan galin karin "   qadan sido kale waxanu waydiinay  Sababta ay uga soo  xulatay Midabada midabkan cas   iyadoo su'aasha ka jawabasya waxay tidhi " walaal sida aad ogtahay qaranka somaliland  ciyaar ciyaar kumu iman waxa loo shubay dhiig cas marka jilbaabkani wuxu ka turjumayaa  dhiigii loo soo shubay somaliland " isku soo wada duubo  waa markii ugu horeysay ee gabadh Reer Somaliland ihii ku dhawaaqdo iney xidhato jilbaab cas tan iyo inta  somaliland ka heelayso  Ictiraaf caalami ah .