Gabay ka hadlaaya qabyaalada qaybteedii koobaad

0
Wednesday March 05, 2014 - 19:53:47 in by Super Admin
  • Visits: 10068
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabay ka hadlaaya qabyaalada qaybteedii koobaad

    Waa gabay ka hadlaaya qabyaalada qaybteedii koobaad,‏Abwaan cabdixasan says:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa gabay ka hadlaaya qabyaalada qaybteedii koobaad,‏Abwaan cabdixasan says: Waa gabay ka hadlaaya qabyaalada qaybteedii koobaad,‏Abwaan cabdixasan says:

Waad salamantii dhamaan musliminta kunool dafaha aduunka gaar ahaa somalida waxan sigaara usalamaya somalilanderka ay kadhabka tahay inuu maruun arko somaliland oo aduun yada latalab sanayasanay isagoo qalbigiisa kasaaray caadifada iyo hadba qolo kuwaabka aan meela gaadhsiinayn intaa kadib waxaan salamayaa dhamaan saxfada somaliland gaar ahaan qoryaalenews.org oo runtii iyadu dhex dhaxaada hadaba aan usoo dago dulucda hadalkayga waxaan idiin soo gudbinayaa gabay qabyo ah oo wali aadhamaan oo kahadlaaya qabyaalada hadaba waakan akhris wacan

Magaca. waad qiraysaan qubina maysaan

Qabiilka kuwaa ku faanayee quruxda moodaya 
qooma miyi ciil inuu yahay qoona galinayo 
qabrina kadan beeyoo mawdku qabanayo 
qaadirkaan idinku dhaarshee bal quyar ugu sheega,
Qofaan aqoon maadi baran qalinka loo dhiibin 
ama quraanka soo dhigan qawlka rabigeen 
garmaqaate inuu yahay quful ku qaloocday 
qiraal waa loo hayaa quyar ugu sheega,
Qalbigu inuu gubtoo qalibka loo laalay 
qawaanin iyo sharci toona qabanaynin 
oo quluubtaba dhankeed maar yahay qun yar ugu sheega ,
Quwad hadaad sheegatood qoriga soo dhoobto 
oo aad qalisood tolaay qiiro lagu bobo 
caqli xumo inay kutahay qunyar ugu sheega ,
Qaxar iyo dhibaatiyo inuu yahay halaag qoorta loo sudhay 
oo aan qiila loo hayn qunyar ugu sheega,,
qabyaladu qalad inay tahay quusna laga joogo 
isba waa yaqaan waanu qubahayne
Waa wax qaamuus loogu qoray isla qabwaynaane 
kana quusan maayo tan iyo waaga aakhiraade,

Qiso aan soo dhugtaan kuu qadimayaye 
adiguna qabuuldhe qorshahaan wataa waa mid qiiro wayn lehe.

1:somalida waxaa qixiyee qaarad kale geeyay 
maydkooga waxaa qubay tan iyo waaq dheer 
qabyaalad inaytahay mayla qiraysaan.
qoxoontiga waxaa kadhigee noloshii baabiiyay 
ee qiimihii aynu lahayn hoos u dhigaye qori ku duugeeyay 
qabyaalada xun inay tahay mayla qiraysaan.

Wabilaahi tawfiiq
Abwaan cabdi aw xassan