About Us

Website-ka Afkashacabka.com Waa Website Ku Yimi Fikir Muddo Dheer soo taxnaa, Aqoonta Saxaafadduna Kow Katahay.

Sidookale Website-kan Sidaad Magaciisa Ka Arkaysaan Wuxuu ku hadli Doonaa afka shacabka Somaliland,  isago u hadli doona Shacabka iyo Saxaafadda Madaxa-banaan

Waxana uu Hormuud ka noqon doonaa Warbaahinta Madaxabannaan oo uu ku jihayn doonaa Waddada Saxda ah, iyagoo inta badan qaarkood Gala Khalalaad Badan Oo Ka Baxsan Anshaxa Iyo Milgaha Saxaafadda, iyo bini aadanimo

Shebekedda Caalamiga ah ee Afkashacabka Waxaa Ka Mamnuuc Ah In Lagusoo Qoro Wax Qabiil Ah,Ama Magac Beel IWM.

Sidaa Darteed Maadaama Dadku Iskugu Kaaya Mid Yahay Waxaanu Bulshada Ugu Adeegi Doonaa Daacad, iyo Dhex-Dhexaadnimo

…………………………………

Waad Mahadsantihiin

Maamulka Guud Ee Shebekedda Afkashacabka.com