Dalka Holland oo Dib u Furaya Qaadkii Iman Jiray

0
Saturday December 27, 2014 - 17:16:38 in by Holland Office
  • Visits: 12660
  • (Rating 4.8/5 Stars) Total Votes: 11
  • 20 3
  • Share via Social Media

    Dalka Holland oo Dib u Furaya Qaadkii Iman Jiray

    Afkashacabka(Holland) Dawlada Holland iyo Dawlada Kenya oo Maalintii Shalay Aheyd Heshiis Kala Saxeexday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afkashacabka(Holland) Dawlada Holland iyo Dawlada Kenya oo Maalintii Shalay Aheyd Heshiis Kala Saxeexday Heeshiiskaas oo ah in dawlada Holland  Xayaradii ay saartay Qaad Uga imani Jiray Dalka keenya inay ka qaado iyado  ay  si rasmi ah  u Joojisay Horaantii Sanadkan sii dhamanayaa  , Advocate-ka u doodayay in Jaadka Xariyada saaran laga qaado oo magaciisa La yidhahdo  Mr Temmen ayaa waxa uu saxafada u Cadeyaay in Kiiskii Dib u furida qaad uu ku guuleystay   , Waxa kale oo u Mr Temmen sheegay Marka lagaadho  Bisha Kowaad 15 Keega ee sanadka 2015 in sidii caadiga aheyd uu qaadku uu iman doono Dalka Natherland , si kastaba ha ahaate  Dadkii isticmaali jiray Maandooriyaha qaadka ayaa si balaadhan uu soo dhaweyaay   halka kuwa ka soo horjeeda ay ka dayriyeen in qaadkii  laga qaado xayiraadii lagu soo roogay 12-1-2014 .

Afkashacabka.com

Holland Office