Dhegayso: Abwaan Dhako oo Gabay ka soo Tiriyey Xaaladda Xisbiga Kulmiye iyo khilaafka jira Dhitooyin Fara badana xasuusiyey Muse Bixi

0
Saturday May 31, 2014 - 19:16:02 in by Super Admin
  • Visits: 15175
  • (Rating 3.6/5 Stars) Total Votes: 12
  • 16 14
  • Share via Social Media

    Dhegayso: Abwaan Dhako oo Gabay ka soo Tiriyey Xaaladda Xisbiga Kulmiye iyo khilaafka jira Dhitooyin Fara badana xasuusiyey Muse Bixi

    "Ha Xanaaqin Muusow Waxad Xukuntay ba yaalle" Abwaan Dhako

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ha Xanaaqin Muusow Waxad Xukuntay ba yaalle" Abwaan Dhako

Xaraf waxan ku odhan Muusaha Cadho Xunbaynaaya
Xarafna Waxaan ku odhan Guurtid xagal ka daacaysa
Xaraf Talo ah waxaan siinaya Xaajigaa sare e
Xagaad Doonto Kaga kaalay Waa xeelad Badan ley e'

kala xidhiidh Abwaanka 063, 4471302