Ciidamada Amaanka Puntlnad Oo Halwgalo Ka Sameeyay Boosaaso Dadna Ku Soo Xidh Xidhay

0
Tuesday April 29, 2014 - 21:14:00 in by salman abdi
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Amaanka Puntlnad Oo Halwgalo Ka Sameeyay Boosaaso Dadna Ku Soo Xidh Xidhay

    Sida uu sheegey taliyahaciidamada maamul goboleedka puntland ee Somaliya ee gobolka bari Cabdiraxmaan maxamed cabaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida uu sheegey taliyahaciidamada maamul goboleedka puntland ee Somaliya ee gobolka bari Cabdiraxmaan maxamed cabaas

waxaa maanta lagu soo qabqabtay in kabadan 10 ruux hawl gal ay ciidamada amaanku ka sameeyeen magaalada Bosaaso dadkaasi oo lagu tuhunsanyahay inay ka tirsan yihiin xarakada al-shabab.

 

Waxaana ciidamada Amaanku soo bandhigeen nin ka tirsan dadkaasi la soo qabqabtay oo la sheegay inuu qarax ka fulinayay xarun dawladeed

 

Ugu dambayntii waxa halkaasi warbaahinta kula hadlay ninka la sheegay inuu damacsanaa qaraxa isagoo qirtay isla markaana uu sheegay inuu Al-Shabaab ku biiray dhawaan

 

Marka la isku soo wada duubo Maamulka Puntland ayaa in muddo ahba u maaro la’ inay ka takhalusaan xarkada Al-shabaab.


Afkashacabka.com

Hargaysa/Office

contact@afkashacabka.com