Boqorka Dalka Kuwait Oo La Sheegay Inuu Maalgalin Ku Sameynaayo Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Burco.

0
Tuesday April 05, 2016 - 15:22:04 in by salman abdi
  • Visits: 1114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqorka Dalka Kuwait Oo La Sheegay Inuu Maalgalin Ku Sameynaayo Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Burco.

    Hargeysa(AFKA)Boqorka Dalka Kuwait Sheekh Sabaal Al axmed Al jaabir ayaa la sheegay in uu balan qaaday in uu ka fiirsan doono inuu maalgelin ku sameeyo dib u dhiska garoonka Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA)Boqorka Dalka Kuwait Sheekh Sabaal Al axmed Al jaabir ayaa la sheegay in uu balan qaaday in uu ka fiirsan doono inuu maalgelin ku sameeyo dib u dhiska garoonka Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer

Wargeyska The Indian Ocean Oo Cadadkiisi Ugu Danbeeyay Wax Ka Qoray Safarkii Madaxweynaha Somaliland Uu Ku Tagey Dalka Kuwait Ayaa Sheegtay In Boqorka Kuwait Uu Madaxweyne Silaanyo Usheegay Inuu Eegi Doono Dibu Dhis Ku Sameeyo Dhismaha Madaarka Burco Oo Ah Gobolka Uu Madaxweynaha Somaliland Kasoo Jeedo

 

Wargeysku Wuxuu Sheegay In Aan La Fileyn Iney Talaabadani Suurta Gasho Madaama Oo Aanu Waftigan La Socon Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland, Wargeysku Muu Bixin Faahfaahin Dheraad Ah

Madaxweynaha Somaliland Markii Uu Safarkiisa Dalka Kuwait Kasoo Laabta Ayaa Waxaa Uu Saxaafada Magaalada Hargeysa Usheegay Inuu Boqorka Dalka Kuwait Ubandhigey Mashaaric Horumarineed