SONYO Waa NGO Ragg Iska Leeyihiin Oo Lagu Shaqaysto, Waana Been 52-ka Urur ee la sheega. W/Q: Abokor Mohamud Togdheer

0
Saturday April 30, 2016 - 18:30:29 in by salman abdi
  • Visits: 1216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SONYO Waa NGO Ragg Iska Leeyihiin Oo Lagu Shaqaysto, Waana Been 52-ka Urur ee la sheega. W/Q: Abokor Mohamud Togdheer

    Sonyo Waa NGO Rag Waa weyn Siyaasiyiin Ganacsato Odayaal Dhaqameed Iwm Oo Reer Hargeysa Ahi Leeyihiin Oo Ay Ku Shaqataan .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sonyo Waa NGO Rag Waa weyn Siyaasiyiin Ganacsato Odayaal Dhaqameed Iwm Oo Reer Hargeysa Ahi Leeyihiin Oo Ay Ku Shaqataan .


Kuwaa Meelaha La soo Taagayeen Ee Leeyihiin Dhalinyarad tihiin Waa Kuwii Adeerada iyo Awoowa- Yaasha U Ahaayeen.

Sidaa Wararka guud aan ku hayo waxaa loo aas aasay sidii Haya,daha United Nation UNDP Iwm sidii looga Qaada lahaa Marshuucyo mug leh oo dhaqaale lag sameyn karo oo ku saasbsan Da,yarata iyo Caruuraha horumarintooda waxaana arinta Sonyo isku duba riday rag Waa weyn oo Siyaasiyyin iyo Kuwo ganacsato Iyo Kuwaa dhaqanba leh iyo markaa iyagu laftigoodu Haya,daha la shaqaynayeey waxaanay ahayd Arin Quud raadin Dhaqaale lagu bar-tilmaansanyey waxaan ka mid dhaqamad xun xun ee ay ku dalbanayeen marshuucyad ay doonayeen inay ku qaataan magic urur u taagan dhalinyarad Jamhuuriyad Somaliland waxaa ka mid ahaa sidan soo soctaa
1 Gudninka Fircooniga ah ayaanu Dhalinyarad Ka wacyi galineynaa

2 inay booqdaan Xafadah dadka Maatadah ee dan,yarta ahi degan yihiin oo yidhaadaan waxaanu wadnaa marshuuc si sahalan aad lacag ku heli kartaam waxaan uu aha inay yidhaahdeen habalah yare ee caydiga ayaanu wareysiyo muuqaal ah iyo kuwo qoraal ahba ka samaynaa kadin waxay kaliyaa ay odhanay waxay tahay waa nala( kufsaday )
3 inay iyadan marshuuc kale ku qaateen inay ka wacyigalinayaan dhalinyarada mid guri leh iyo mid aad lahayn will iyo Inaanba sidii aanay caruur yeelan lahayn inta ay yar yar yihiin waxaany dugsiyo fara badan kuwo gaar loo leeyahay iyo kuwa dawali ahba keenan cinjirad caagah ee dhaqanka .

Waxa kale oo jirta oo been ah waxa la yidhi beenaale mar khaadigiisa wuu fogeeyaa 54 Urur ayya isku sheegaan waxaa kaliya aan ogahay waa hargysa iyo gabiley Inamo yar yar oo ka soo jeed degaan ahaan kuwaan waxa kenay ragii Dhidibad u aasay ayaa u badnaa labada Degmo markaa waxa beenta ee meelaha la war-wareegaayo waxba kam jiraan
Dda,yarata Jamhuuriyad Somaliland Waa ka Sharaf badan tahay wax Nolol Ka daya wax yaalah aan kor ku xusey waxaanu u sheegayna hadii adeeradiin Damiirkoodu sidaa Noqday oo ka waxaa iyo Waxyaalo kale far badan Imaanka qofka Islaam ka iyo diintiisab wax u dhimayaa ay garteen inay wax ku raadsadan oo been ah inaad idinku garataan bay aheyde hasa -yeeshe garaweyde taan Waa idinkan Oo Waad Soo Idho –adagtiin ilaa sidii Boqor Buurmadow oo kale adeerayaal la dinku yidhaado Qawsaaro Fucka Hargeysa Ku Garaadsaday Waa U feker wacan tihiin deyn maysaan Beentaa iyo huuhaada wadaan laakiise waa waxaad ka heshaan .


Waa Billahi Towfiiq



Abokor Mohamud Togdheer
Bolton Uk
abokorm@hotmail.co.u