"Ma Jiro Xisbi Dabada Ka Riixayey Khilaafka Golaha Deganka Lakin Waxa Jirey Cid usoo Gurmatay Jogitaanka Maayar Muraad" Xildhiban Axmed afyare

0
Wednesday May 25, 2016 - 08:52:44 in by Burco Office
  • Visits: 1461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Ma Jiro Xisbi Dabada Ka Riixayey Khilaafka Golaha Deganka Lakin Waxa Jirey Cid usoo Gurmatay Jogitaanka Maayar Muraad" Xildhiban Axmed afyare

    Xildhibaan Axmed Afyare oo Kamida Golaha Deegaanka Burco ayaa Jawaab cad ka bixiyey Eedeyntii Wasiir Cali Mareexaan U Jeedieyey Xisbiga Wadani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Axmed Afyare oo Kamida Golaha Deegaanka Burco ayaa Jawaab cad ka bixiyey Eedeyntii Wasiir Cali Mareexaan U Jeedieyey Xisbiga Wadani


 , isagoo sheegay in aanay cidi dabada ka riixi Karin mooshinada iyo shaqooyinka golaha degaanka balse ay la yaabeen ciddii u soo gurmatay joogitaanka maayar muraad, waxaana xildhibaanku sidaa ku sheegay Qoraal uu soo Dhigay Bartiisa Facebook oo dhignaa Sidan:

"MA JIRO XUSBI DABADA KA RIIXAAYEY KHILAAFKA GOLAHA DEEGAANKA MOOSHINKU XOR WUXUU U YAHAY GOLAHA DEEGAAN HADAY BERITO BUUXSAAN TIRADA DIIDAN MAAYIRKA AMA KU XIGEENKU WAA LA GUDBINAYAA MANA JIRTO CID KALE OO RIIXI KARTA AAN GOLAHA AHAYN LAAKIIN WAXAA JIREY CID USOO GURMATEY JOOGITAAN MAAYIR MURAAD”