Gabadh Da,ayar Oo Noqotay Milyaneeradda Caalamka Iyo Sababta Ay Ku Kasbatay.

0
Wednesday May 25, 2016 - 09:43:55 in by salman abdi
  • Visits: 590
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabadh Da,ayar Oo Noqotay Milyaneeradda Caalamka Iyo Sababta Ay Ku Kasbatay.

    Gabadhaani oo lagu magacaabo Isabella Barrett oo da'deeda lagu sheegay 9 jir, ayaa kamid ah Millionairada adduunka. Isabella Barrett ayaa dhalasho ahaan kasoo jeeda magaalada California, waxa ayna safka hore uga jirtaa dadka xayeysiiya dharka qa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadhaani oo lagu magacaabo Isabella Barrett oo da'deeda lagu sheegay 9 jir, ayaa kamid ah Millionairada adduunka. Isabella Barrett ayaa dhalasho ahaan kasoo jeeda magaalada California, waxa ayna safka hore uga jirtaa dadka xayeysiiya dharka qaaliga ah. Isabella Barrett, ayaa sidoo kale leh goobo ganacsi oo caan ka ah magaalada California, iyada oo kasoo jeeda qoysas aan sabool waligood noqon.

Isabella ayaa heysata nolol aysan waligeeda arag waxa ayna la yaabtaa dadka fuqarada ah ee aan heysan nolosha lagu taamo.