DEG-DEG Waxaa Goor Dhawayd Damaanad Lagu Soo Daayay Mid Kamid Ah Labadii Wariye Ee Ciidamada C.I.D Ay Saaka Xabsiga U Taxaabeen

0
Sunday May 29, 2016 - 18:13:49 in by Burco Office
  • Visits: 616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG-DEG Waxaa Goor Dhawayd Damaanad Lagu Soo Daayay Mid Kamid Ah Labadii Wariye Ee Ciidamada C.I.D Ay Saaka Xabsiga U Taxaabeen

    Waxaa xoriyadiisi dib u helay goor dhawayd Cabdi Xasan Cabdi Oo ka mida masuuliyiinta Bulshotv oo saaka ciidamada C.I.D du ay xabsiga u taxaabeen isaga iyo guddoomiyihii wargeysaka fore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xoriyadiisi dib u helay goor dhawayd Cabdi Xasan Cabdi Oo ka mida masuuliyiinta Bulshotv oo saaka ciidamada C.I.D du ay xabsiga u taxaabeen isaga iyo guddoomiyihii wargeysaka fore


Waxaana uu Cabdi Xasan Cabdi uu noo sheegay in ay ciidamada C.I.D du ay damaanad ay ku siidaayeen isaga oo kaliya halka guddoomiyihii wargeyska foore isagana goor dhawayd loogudbiyay Xarunta C.I.D

 

waxaana uu wariye Cabdi Xasan uu u mahad qaybaha kala duwan ee warbaahinta ururka saxafiyiinta somaliland SOLJA iyo cid wal oo ka qayb qaadatay siidaytiisa