War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Wargayska Foora Oo Maxkamada Marooddi Jeex La Horkeenay Iyo Qodabada Lagu Haysto

0
Monday May 30, 2016 - 09:16:18 in by salman abdi
  • Visits: 628
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Wargayska Foora Oo Maxkamada Marooddi Jeex La Horkeenay Iyo Qodabada Lagu Haysto

    Waxaa saaka maxkamada gobolka Maroodi Jeex la horkeeney Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab oo ahaa guddoomiyaha wargeyska madaxa bannaana ee ka soo baxa gudaha magaalada Hargeysa ee Foore,kaasi oo ay shaley ciidamada sirdoonka Somaliland ay ka qafaashee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa saaka maxkamada gobolka Maroodi Jeex la horkeeney Cabdirashiid Sheekh Cabdiwahaab oo ahaa guddoomiyaha wargeyska madaxa bannaana ee ka soo baxa gudaha magaalada Hargeysa ee Foore,kaasi oo ay shaley ciidamada sirdoonka Somaliland ay ka qafaasheen gudaha magaalada Hargeysa. Wariye Cabdirashiid ayaa lagu soo eedeeyey laba qodobo oo kala ahaa


1.Af-lagaado uu kula kacay marwada madaxweyne Siilaanyo,Marwo Aamino Weris

2.Sidoo kale waxaa lagu soo eedeeyey inuu caddeeyo war ku soo baxa wargeyska FOORE oo ahaa in ay qoyska madaxweynuhu ay ku leeyihiin saamiga dekedda Berbera saami gaadhaya 15%.

Markii labadaa qoddob loo sheegey ayaa Wariyahan dib loogu celiyey laanta dambi baadhista ee magaalada Hargeysa,iyada oo ay halkaa su’aalo ku weydiin doonaa ciidamada sirdoonka ee Somaliland.

Lama garanayo xilliga dambe ee lakeeni doono maxkmadda.