Dhalinyaro Iskood Isku Xilqaamay Oo Dhir Ku Beeray Wadooyin Ku Yaala Magalada Muqdisho+Sawiro

0
Thursday June 23, 2016 - 10:26:05 in by salman abdi
  • Visits: 850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyaro Iskood Isku Xilqaamay Oo Dhir Ku Beeray Wadooyin Ku Yaala Magalada Muqdisho+Sawiro

    Dhalinyaro ku nool Magaalada Muqdisho oo la baxay magaca Ubaxa Muqdisho ayaa bilaabay inay dhir ku beeraan qaybo ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhalinyaro ku nool Magaalada Muqdisho oo la baxay magaca Ubaxa Muqdisho ayaa bilaabay inay dhir ku beeraan qaybo ka mid ah wadada Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho.


Tani ayaa qayb ka ah soo celinta Bilicdii ay lahaan jirtay Magaalada Muqdisho oo hada ay ka socdaan dhismooyin kala duwan oo Bilicda dalka lagu hagaajinaayo.

Dhalinyaradan ayaa sheegay inay ugu talo galeen dhir beerista wadada Maka Al-Mukarama lacag dhan 15,000 (Shan iyo Toban kun oo doolar).

Guddoomiyaha Dhalinyarada isku abaabulay dhir beerista wadada Maka Al-MukaramaMaxamed Xuseen Xasan Lafoole ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan cid kasta oo arintaan kala qayb qaadanaysa.

"Qiimeyn ayaan ku sameynay ka hor inta aan shaqada la bilaabin, Dhir Qurxoon ayaan Wadada ku beereynaa, Rinjiyeen iyo Leerar Wadada Iftiimiya oo loogu talagay ayaan sidoo kale ugu talo galnay, waxaana ugu talo galnay Lacag gaareysa $15,000 (Shan iyo Toban Kun oo Doollar), waxaana ku soo dhaweeneynaa Muwaadin kasta oo jecel in uu ka qeybqaato fikirkaan wanaagsan oo ay nagu xambaartay wadaniyad iyo dal jaceyl.” ayuu yiriMaxamed Xuseen Xasan Lafoole oo ah Guddoomiyaha Dhalinyarada is abaabulay.

1466663694846cb.jpg

14666636980f12f.jpg

146666370250b60.jpg

14666637075fb77.jpg

146666371129ac6.jpg

1466663714acd37.jpg

146666371683735.jpg

14666637199c19e.jpg

1466663721278bd.jpg

14666637254779d.jpg

1466663727fa342.jpg

1466663731daa39.jpg

1466663735a1e3a.jpg

14666637401748b.jpg

14666637452c902.jpg

14666637519f972.jpg

1466663754d96c9.jpg

1466663759efe82.jpg

146666376497efd.jpg

146666376800131.jpg

14666637732084b.jpg

14666637759b9dd.jpg

1466663778a25ff.jpg

1466663782d8fc0.jpg

14666637849745b.jpg

1466663788b8736.jpg

14666637916e98d.jpg

14666637942354a.jpg