Boqortooyada Ingiriiska Oo Ka Baxday Ka Mid ahaanshaha Midawga Yurub

0
Friday June 24, 2016 - 14:03:44 in by salman abdi
  • Visits: 833
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqortooyada Ingiriiska Oo Ka Baxday Ka Mid ahaanshaha Midawga Yurub

    Dalka Ingiriiska Oo Ay Mudooyinkii U Danbaysay Ka Socotay Codaynka Ka Mid Ahaanshaha Dalkaasi Ee Midawga Yurub Ayaa Doodaasi Oo Inbadan Soo Taxnayd Waxay Isugu Biyo shubatay In Dalka Ingiriisku Ka Baxo Midawga Yurub. Natiijooyinka hordhaca ah ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka Ingiriiska Oo Ay Mudooyinkii U Danbaysay Ka Socotay Codaynka Ka Mid Ahaanshaha Dalkaasi Ee Midawga Yurub Ayaa Doodaasi Oo Inbadan Soo Taxnayd Waxay Isugu Biyo shubatay In Dalka Ingiriisku Ka Baxo Midawga Yurub. Natiijooyinka hordhaca ah ee aftidii Britain loo qaaday inay kamid ahaato Midowga Yurub ama ay ka baxdo ayaa waxay muujinaysaa kala qaybsanaan xooggan.

Labada dhinac aad ayay isaga ag dhaw yihiin, balse kooxda u ololaynaysay in Britain ay ka baxdo Midowga Yurub ay si aan la filayn taageero ballaran uga heshay waqooyi beri England iyo Wales.

Kooxda doonaysa ka sii mid ahaanshaha Britain ayaa iydana codad badan ka heshay London, Scotland iyo Waqooyiga Ireland.

 

Naatiijada Hordhaca Ah AYaa Muujinaysa In Kooxda U Olalaysa In Britain Ka Baxdo Midawga Yurub Ay Ku Gacan Sarayso Oo Ay Haysato 52%Codka Dalkaasi Halka Ay Kooxda Kalena Haysato 48%Codka Shacabka Doonaya Inay Kasii Mid Noqoto Midawga Yurub

Britain Hadii Ay Ka Baxdo Midawga Isbedelka Ku Iman Doona AYaa Lays Waydiinaya