DAAWO: Raysal Wasaaraha Ingiriiska, David Cameron Oo Hoggaamiyaasha Afrika Farta Ugu Fiiqay Talaabo Cashar Iyo Tusaale U Noqon Doonta Haday Ku Daydaan..

0
Saturday June 25, 2016 - 08:04:59 in by salman abdi
  • Visits: 858
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Raysal Wasaaraha Ingiriiska, David Cameron Oo Hoggaamiyaasha Afrika Farta Ugu Fiiqay Talaabo Cashar Iyo Tusaale U Noqon Doonta Haday Ku Daydaan..

    Raysal Wasaaraha Ingiriiska David Cameron, ayaa ku dhaqaaqay talaabo siweyn tusaale uga noqon karta waddamada Afrika haddii ay ku daydaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal Wasaaraha Ingiriiska David Cameron, ayaa ku dhaqaaqay talaabo siweyn tusaale uga noqon karta waddamada Afrika haddii ay ku daydaan.

Talabadan ayuu sameyay kadib markii ay kaga awood ronaadeen dhinacii doonaayay in Ingiriisku ka baxo Midawga Yurub, ayuu Cameron shaciyay maadaama oo ay himiladii shacbigiisu aqlabiyad ahaan sidaa doorteen inuu isna go’aansaday inuu kursiga baneeyo.

0000000000000000000000000000000David Cameron gives his speech

Kursiga uu ka degaayo Raysal Wasaaraha Ingiriisku David Cameron, wuxuu hayay sannad kaliya waxaana u hadhsana 4-sanoo. Bal Waddamada Afrika waxa iyagana laga kari la yahay waar markaad dhamaysataan mudadiina meesha baneeya iska daa inay ka kacaan mudada dhexdooda. Hoos Ka DAAWO Hadalkii Tariikhiga aha ee Raysal Wasaare David Cameron.