Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabtay Guddoomiyihii Xisbiga UCID ee gobolka Saaxil Marwa Rooda Axmed Yaasin.

0
Sunday June 26, 2016 - 08:54:54 in by salman abdi
  • Visits: 775
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabtay Guddoomiyihii Xisbiga UCID ee gobolka Saaxil Marwa Rooda Axmed Yaasin.

    Xadhiga Guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa la qabtay iyadoo ka soo socota Magaalada Berbera kuna soo jeeda Magaalada Hargaysa, waxaana wehelinaayay laba wiil oo dhalinyaro ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xadhiga Guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa la qabtay iyadoo ka soo socota Magaalada Berbera kuna soo jeeda Magaalada Hargaysa, waxaana wehelinaayay laba wiil oo dhalinyaro ah.


Ciidamadda ammaanka iyo Xukuumadda ayaan midna faah faahin ka bixin xadhiga Rooda Axmed Yaasin.