Daawo:Hay'ada Kheyriga Ah Ee Al Huda Oo Magaalada Buro Dad Masaakiin Ah Goobo Kala Duwan Kaga Afurisa Gudoomiyaha Qabo Kala Qayb Galay

0
Sunday June 26, 2016 - 16:13:40 in by Burco Office
  • Visits: 1493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Hay'ada Kheyriga Ah Ee Al Huda Oo Magaalada Buro Dad Masaakiin Ah Goobo Kala Duwan Kaga Afurisa Gudoomiyaha Qabo Kala Qayb Galay

    Hay.ada kheyriga ah ee alhuda oo Somaliland bisha ramdaan goobo kale duwan ku afuria dad masaakiin ah ayaa magaaalda burco ee xarunta gobolka togdheer laba goobood Dad Gaadhaya 200 Si Joogta Ugu Afurisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay.ada kheyriga ah ee alhuda oo Somaliland bisha ramdaan goobo kale duwan ku afuria dad masaakiin ah ayaa magaaalda burco ee xarunta gobolka togdheer laba goobood Dad Gaadhaya 200 Si Joogta Ugu Afurisa


 

Gudoomiyaaha gobolka Togdheer Maxmed ibraahin aadan qabotire ayaa Dareen Qaybsi Kula Sameeyey Dadka Halkaasi Hay ada alhuda ku afuriso

 

Waxaa ugu horen halkaasi ka hadlay madax mashaariicda Hay.ada kheyriga ah ee alhuda Axmed Ibraahin Caydiid Waxaanu Faahfaahn Ka Bixiyey Gooboha Ay Hay.ada Al huda Somaliland Ka Afuriso dad masaakiin ah

 

Maxmed ibraahin aadan qabotire Gudoomiyaaha gobolka Togdheer Ayaa Hay.ada kheyriga ah ee alhuda Ku Bogaadiyey Afaurtan Ay U Sameeso Dadka Reer Burco

Waxaanu Ku Amaanay Wax Qabadka Hay’ada Ku Wado Magaalada Burco


Cabdirisaaq Cabdilaahi Aadan (Koronto)


Burco/Office