Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Xusaayey 26Juun Magaalada Burco Lagu Qabatay Xarunta MaamulkaGobolka Togdheer

0
Sunday June 26, 2016 - 17:12:16 in by Burco Office
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Munaasibada Balaadhan Oo Lagu Xusaayey 26Juun Magaalada Burco Lagu Qabatay Xarunta MaamulkaGobolka Togdheer

    Burco(AFKA)Waxaa magalada burco laga xusay 26ka jun 1960kii oo ku beegan maanta oo kale, Xuska maalintani ayaa ah wakhtigii ay xoriyada ka qadatay Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Waxaa magalada burco laga xusay 26ka jun 1960kii oo ku beegan maanta oo kale, Xuska maalintani ayaa ah wakhtigii ay xoriyada ka qadatay Somaliland

dalkiEngiriska wakhtigaasi la odhan jiray British somaliland, wakhtigana la dheho somaliland, Waxanaa iskugu yimid masuliyiinta Qaranka ee gobolka togdheer, Taliyeyaasha cidamada aamaanka ee gobolka togdher, madaxdhaqameedka noocyadiisa kala duwan, haween iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, Waxaana ugu horaynti Hadalo Iyo Maansooyin kasoo jeediyey Madaxdhaqameedkii wakhtigaasi joogay iyo qaybaha kale ee bulshada, kuwaasi oo dareenkooda la wadagay bulshadi iskugu timid maalinta xuska 26ka june. geeska kale waxaa iyaguna hadalada iska daba maray gudomiyaha gobolka togdheer, masuliyinta kale ee gobolka iyo degmada, taliyeyaasha cidamada iyo masuliyiin kale oo tiro badan, iyadoona ugu dambeyntii u munasibadaasi soo afjaray gudomiyaha gobolka togdheer maxamed ibraahin aadan qabyotire, waxana hadaladisi ka mid ahaa.




Cabdirisaaq Cabdilaahi Aadan (Koronto)

Burco/Office