Daawo: Olahaha Kaalmee Kuwan Oo Kaalmo lacag ah u qaybiyey Qoysaas Danyar Ah

0
Wednesday June 29, 2016 - 16:29:22 in by Burco Office
  • Visits: 1077
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Olahaha Kaalmee Kuwan Oo Kaalmo lacag ah u qaybiyey Qoysaas Danyar Ah

    Badhasabka Togdheer ayaa Kaalmo lacag ah u qaybiyey illaa 33 Qoys oo Danyar ah oo lagu soo Caawiyey Ololaha Kaalme kuwan,kulankan oo ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer ayuu ka hadlay Madaxa ololahani Cabdimalik Sh Muse Coldoon isagoo sharaxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasabka Togdheer ayaa Kaalmo lacag ah u qaybiyey illaa 33 Qoys oo Danyar ah oo lagu soo Caawiyey Ololaha Kaalme kuwan,kulankan oo ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Togdheer ayuu ka hadlay Madaxa ololahani Cabdimalik Sh Muse Coldoon isagoo sharaxay Ololahan iyo Waxyaabaha uu xoogga Saaro.


Qaar kamida Dadka la Caawiyey iyo weliba Mid kamida Hooyooyinka Dhowaan lagu Caawiyey ololahan oo iyadu maanta ka qaybqaadatay kaalmaynta Dadka ka sii jilicsan ayaa ka dareen celiyey kaalmadan.

Abwaan Hure Walanwal, iyo Abwaanad kaltuun ayaa Dareen Qiiro leh ku qaabilay ololahan kuna Bogaadiyey Weriye Cab­­dimaalik iyo cid kasta oo ku hawlan

BadhasabkaTogdheer Maxmed ibrahin Qabyo Tire aya isna Dhankiisa aad u bogaadiyey weriye cabdimaalik iyo ololahan kaalmee kuwan isago ballaanqaaday inu so dhoweynayo oo la shaqaynayo maadaama ololahan yahay wax cusub iyo fikir wanaagsan.


Cabdirisaaaq Cabdilaahi Aadan (Koronto)
Burco/Office
Contact:Koronto935@gmail.com