Daawo Sawirada:Tartankii Qur'aanka Kariim Ah Ee Gobolka Togdheer Oo La Soo Gabagabeeyey  Iyo Ardaydii Kaalmaha Hore Ka galay Oo Abaalmarino La Gudoonsiiyey  

0
Thursday June 30, 2016 - 20:49:42 in by Burco Office
  • Visits: 879
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada:Tartankii Qur'aanka Kariim Ah Ee Gobolka Togdheer Oo La Soo Gabagabeeyey  Iyo Ardaydii Kaalmaha Hore Ka galay Oo Abaalmarino La Gudoonsiiyey  

    munaasibada balaadhan oo lagu gudoonsinaayey  Ardaydii  Tartan Qur'aanka Kariim Ah Ee Gobolka Togdheer Kaalmaha Hore Ka Galay Bisha barakaysan ee ramadaanta   Ayaa Lagu Qabtay Masaajidka Raxma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

munaasibada balaadhan oo lagu gudoonsinaayey  Ardaydii  Tartan Qur'aanka Kariim Ah Ee Gobolka Togdheer Kaalmaha Hore Ka Galay Bisha barakaysan ee ramadaanta   Ayaa Lagu Qabtay Masaajidka Raxma
Munaasibadan Ayaa Waxa ka soo qayb Galay Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Togdheer maxmed diiriye xayd Iyo Culimada Waaweyn Ee Gobolka Togdheer  
https://scontent-frt3-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/https://fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xtf1/v/t1.0-9/

https://scontent-frt3-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/Waxaa Ugu Horeenti Munaasibadan Lagu Abaal Marinaayey Arday Kaalmaha Hore Galay Tartanka Qur'aanka Kariim sheekh yuusuf maxmuud diriye Waxaanu Yidhi "Waxa sanadkan Loo Qaybiyey Tartakan Sadexdan Qaybood Oo Ah Tobanka Jis Labaatanka Jis Iyo Sodonka Jis Waxaana Maalmarino Siineynaa Ardadii Kaalmaha Hore Galay "
Waxa Iyagu Halkaasi Hadalka Iska Bada Maray Dr Xasan Sheekh Cali Warsame  Iyo Gudoomiyaha MusasuKaran sh saleebaan Waxayna Bogaadiyeen Arday Kaalmaha Hore Ka Galay  Tartan Qur'aanka Kariim Ah Ee Gobolka Togdheer  

https://scontent-frt3-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/suldaan sheekh yuusuf cabdi cawed Ayaa Ganacsatda iyo Masuulinta Gobolka togdheer Ugu Baaqay Iney Ka Qayb Qaatan Tartan Qur'aanka Kariim Ah Ee Gobolka Togdheer  Bisha Barakaysan Ee Radamaan La Qabto Sanad Walba Waxaanu Yidhi "Sanadkasta Waxaa Maal Galiya Tartan Qur'aanka Kariim Ah Ee Gobolka Togdheer  Nin Jooga Dalka Sucuudiga Ah oo masaafadaasi  Intaasi Leeg  Burco u jira Waxaaan Ugu Baaqayaa Ganacsatda iyo Masuuliyiinta Gobolka togdheer inay Ka Qayb Qaataan Tartan Qur'aanka Kariim  Ah Oo Wax Ku Darsada Baan Leeyahaya Oo Kheyr badan Baa Kujira Arday "

https://fbcdn-sphotos-a-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpf1/v/t1.0-9/Gudoomiye Ku xigeen Gobolka Togdheer maxmed diiriye xayd Ayaa Uga Mahad Celiyey Cid Kasta OO Ka Qayb Qaatay Tartan Qur'aanka Kariim  Ah "Waxaan Aad Ugu Hambalyeenayaa Ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Tartan Qur'aanka Kariim  Iyo Cidkasta Oo Ka Qayb Qaadatay Waxaana Leeyahay Ardadii Sanadkan Aan Kaalmaha Galin Dadaala Oo Sanadka Dambe Baan Galaysaan Insha Allah  "

Gaba gabdina Wxaana Halkaasi Maalmarino Ka Duwan Lagu Gudonsiiyey ardaydii Kaalmaha Hore Ka Galay Tartan Qur'aanka Kariim Ah Ee Gobolka Togdheer
https://fbcdn-sphotos-g-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpf1/v/t1.0-9/https://fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xfl1/v/t1.0-9/

https://fbcdn-sphotos-g-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xla1/v/t1.0-9/
https://fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xtf1/v/t1.0-9/https://fbcdn-sphotos-g-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xlp1/v/t1.0-9/
https://fbcdn-sphotos-c-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xap1/v/t1.0-9/https://fbcdn-sphotos-g-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xaf1/v/t1.0-9/https://scontent-frt3-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/https://fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xtp1/v/t1.0-9/https://fbcdn-sphotos-g-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xaf1/v/t1.0-9/


Cabdirisaaq Cabdilaahi Aaadan (Koronto)
Burco/Office
Contact:Koronto935@gmail.com