Diyaarad Millatari Oo Ay Leedahay Dawladda Dalka Hindiya Oo La La'yahay Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigtay

0
Saturday July 23, 2016 - 09:35:28 in by salman abdi
  • Visits: 671
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarad Millatari Oo Ay Leedahay Dawladda Dalka Hindiya Oo La La'yahay Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigtay

    -Diyaarad millatari oo ay leedahay dawladda Hindiya ayaa la waayay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Diyaarad millatari oo ay leedahay dawladda Hindiya ayaa la waayay.


Diyaaradaas waxaa saarnaa 20 ruux waxaana lagu waayay Bengal sidaa waxaa BBC-da u xaqiijiyay Ciidammada Cirka eeHindiya.

Diyaaradda nooceeda ayaa lagu sheegay Antonov-32 oo nooca xamuulka qaada ah, waxay ka soo duushay Chennai oo Koonfurta Hindiya ah saacaddu markay ahayd 8:30 wakhtiga dalkaas.

Waxaa loo qorsheeyay in ay cago dhigato 11:30 subaxnimo markii ay saacaddu ahayd.

Hawlgal lagu baadi goobayo ayaa la bilaabay