"Wasiirka Ciyaaruhu Wuxuu Noogu Jawaabay Ma Hooyadiin Ayaa Hargeysa Idin Keentay, Anigu…. " Dhallinyarro Reer Burco Ah.

0
Sunday July 24, 2016 - 16:26:38 in by salman abdi
  • Visits: 849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Wasiirka Ciyaaruhu Wuxuu Noogu Jawaabay Ma Hooyadiin Ayaa Hargeysa Idin Keentay, Anigu…. " Dhallinyarro Reer Burco Ah.

    Dhallinyaro reer burco ah oo booqasho ku yimid magaalada Hargeysa ayaa waxa ay booqasho ku tageen wasaaradda dhallinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland oo iyada masuul ka ah una dabran hagid iyo is dhex galka dhallinyaradda Jamhuuriyadda Somaliland bals

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhallinyaro reer burco ah oo booqasho ku yimid magaalada Hargeysa ayaa waxa ay booqasho ku tageen wasaaradda dhallinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland oo iyada masuul ka ah una dabran hagid iyo is dhex galka dhallinyaradda Jamhuuriyadda Somaliland balse waxa ay dhallinyartaasi sheegeen inay aflagaado kala kalmeen wasiirka