Madaxwaynaha Somaliland Oo Safar Kadis Ah Ku Tagay Bariga Hargaysa Iyo Ujeedka Safarkiisa

0
Tuesday July 26, 2016 - 08:34:22 in by salman abdi
  • Visits: 704
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somaliland Oo Safar Kadis Ah Ku Tagay Bariga Hargaysa Iyo Ujeedka Safarkiisa

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka u anba baxay dhinaca Bari Ee Magaaladda Hargeysa, waxaana la sheegay in uu dhagax dhigayo jidka labadaasi magaalo u dhaxeeya oo uu burbur soo gaadhay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka u anba baxay dhinaca Bari Ee Magaaladda Hargeysa, waxaana la sheegay in uu dhagax dhigayo jidka labadaasi magaalo u dhaxeeya oo uu burbur soo gaadhay.



Madaxweynaha Somaliland ayaa xadhiga ka jari doona jidka xamaas oo dayac tir lagu sameeyay, sidoo kalena waxa uu dhagax dhigi doonaa dayactir lagu samaynayo jidka isku xidha hargeysa iyo Berbera oo meelaha qaar ay burubureen.

 

Xubno ka tirsan golihiisa wasiirada, xildhibaano iyo xubno kale ayaa ku wehelinaya safarkan oo sida ilo wareedyo u dhuun daloolaa ay Afkashacabka  u sheegeen qaadan doonaa saacado.