Buugaagti Qorayaasha Gobolada Dalka oo la soo Bandhigay iyo Naadiyada Akhriska oo Soo Bandhigaya Guulahooda+SAWIRO

0
Thursday July 28, 2016 - 10:01:20 in by Burco Office
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Buugaagti Qorayaasha Gobolada Dalka oo la soo Bandhigay iyo Naadiyada Akhriska oo Soo Bandhigaya Guulahooda+SAWIRO

    Naadiyada Akhriska ayaa hadda ku soo bandhigaya Buugaagti ay qoreen qoryashodu Hoolka Hotel Guuled ee uu ka socdo Bandhiga Caalamiga ah ee buugaagta Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Naadiyada Akhriska ayaa hadda ku soo bandhigaya Buugaagti ay qoreen qoryashodu Hoolka Hotel Guuled ee uu ka socdo Bandhiga Caalamiga ah ee buugaagta Hargeysa

, Waxana Buugaag Madasha la yimi Qoraaayo Tiro badan oo gaadhay illa Toban 10 Dhalinyro ah, wxana Gabadha keliya eek u jirta ay ka midtahay xubnaha qoryaasha ah ee ka socda Gobolka Togdheer Naadiga Halkaraan.

Qoraa kasta waxa uu sharaxad kooban ka bixinaya Buugiisa iyo waxyaabaha uu ka hadlayo iyadoo Bandhiga Buugaagtooda kadibna ay naadiyadu akhrisku soo bandhigayan wxyabaha uhirgelay iyo qorshayaashooda mustaqbalk aiyo weliba samaynta ay ku yesheen dalka muddaadii ay jireen, waxxana wacdaraha ugu xooggan bandhigan ka dhigay Naadiga Halkraan oo noqdy naadiga keliya ee ka yimi Gobolada Dalka ee buugaag ku iibinaya carwada buugaagta, buugaagtaas oo dhammaantood ah buugaagti ay qoreen qorayasha Togdheer sannadkn 2016.

Waxana ugu danbayn lagu so xidhaya halka ay naadiyadu akhrisku u socdaan iyo hayaankooda,


 




 

Cabdirisaaq Cabdilaahi Aadan(Koronto)

Hargeysa/Office
Contac:Koronto935gmail.com