Wararkii Udanbeyay Ee Dhul Gariirki Kadhacay Talyaaniga +Dhimashadu Inta Ay Marayso

0
Wednesday August 24, 2016 - 19:58:58 in by salman abdi
  • Visits: 670
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Udanbeyay Ee Dhul Gariirki Kadhacay Talyaaniga +Dhimashadu Inta Ay Marayso

    Dhul Gariir Ka Dhacay Wadanka Talyaaniga Oo Ay Ku Dhinteen 60 Qof

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhul Gariir Ka Dhacay Wadanka Talyaaniga Oo Ay Ku Dhinteen 60 Qof

60 qof, dad badan oo kalena waa la la' yahay.

Dhulgariirka ayaa cabirkiisu yahay 6.2. Meeshii uu dhulgariirka ka dhacay ayaa u dhawayd magaalada Norcia oo u dhow Perugia.

Dhismayaal ayaa dumay maeelo badan iyadoo dad badan ay la la' yahay.

Duqa magaalada Amatrice ayaa sheegay in cod laga maqlayo burburka, dadkana in loo gurmanayo hal hal.

Gobolka Umbria, Lazio iyo Marche ayaa caan ku ah dalxiiska, waxaana jooga meesha dalxiisayaal badan waqtiga dalxiiska.

 

 

Source:-BBCsomali