Daawo: Madaxweyne Erdogan Oo Xadhiga Ka Jaray, Biriishkii Sadexaad Ee Isku Xidhaya Yurub Iyo Eeshiya Oo 200-Bilyan Ku Kacay

0
Sunday August 28, 2016 - 09:22:31 in by salman abdi
  • Visits: 603
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweyne Erdogan Oo Xadhiga Ka Jaray, Biriishkii Sadexaad Ee Isku Xidhaya Yurub Iyo Eeshiya Oo 200-Bilyan Ku Kacay

    Madaxweynaha dalka Turkiga Reccep Tayyip Erdogan, ayaa xadhiga ka jaray, biriishkii sadexaad ee isku xidhi doona, labada daamood ee Magaalada Istanbul, gaar ahaana qaaradaha Yurub iyo Eeshiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Turkiga Reccep Tayyip Erdogan, ayaa xadhiga ka jaray, biriishkii sadexaad ee isku xidhi doona, labada daamood ee Magaalada Istanbul, gaar ahaana qaaradaha Yurub iyo Eeshiya.

 

Biriishkan oo dul maraya gacanka Bosphorus ee Yurub ee Eeshiya kala qaybiya, ayaa dherarkiisu yahay, 1.4 km, waxaanu dhulka ka sareeyaa 59 meters, taas oo ah qiyaas ka dheer Taawarka Paris ee Eiffel waxa ku baxay lacag dhan 2-Boqol oo bilyan oo dollar, waxaanu ka mid yahay, biriishyada deldelan ama laa laada dunida kuwooda ugu wayn uguna dheer, waxaana wada isticmaali doona tareenada iyo gaadiidka.