Weerar Ismiidaamin dad badan lagu dilay oo lagu qaaday Xero Milatari oo kutaala Dalka Yaman.+Sawiro

0
Monday August 29, 2016 - 16:25:44 in by salman abdi
  • Visits: 619
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Ismiidaamin dad badan lagu dilay oo lagu qaaday Xero Milatari oo kutaala Dalka Yaman.+Sawiro

    Weerar isiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta lagu weeraray xero milatari lagu tababarayay ciidamo cusub oo kamid noqonaya Milatariga dowlada Yaman.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerar isiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta lagu weeraray xero milatari lagu tababarayay ciidamo cusub oo kamid noqonaya Milatariga dowlada Yaman. Inta la xaqiijiyay 54-qof oo u badnaa maleeshiyaad taageersan Dowlada Yaman lana tababarayay ayaa ku dhintay weerarkan is qarxinta ah, waxaa sidoo kale weerarkan ku dhaawacmay dad kale oo ka badan 60-qof oo kale.

Masuuliyada Weerarkan waxaa sheegatay kooxda Khilaafada Islaamka Daacish faraceeda dalka Yaman, waxa ayna Kooxda sheegtay in ay dileen askar badan oo katirsan dowlada Yaman iyo maleesgiyaad la tababarayay.

Colaada ka aloosan dalka Yaman ayaa galaafatay nolosha kumanaan kun , waxaana dowlada Yaman dagaalo iyo qaraxyo kala kulmayaan Kooxda Shiicada Xuutiyiinta iyo Kooxaha kale ee islaamiyiinta ee taageersan Daacisih iyo Al-Qaacida.