Qalin Jabine Maxaanu Qabaan W/Q Axmed Aburaas

0
Thursday September 08, 2016 - 17:20:22 in by Burco Office
  • Visits: 1323
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qalin Jabine Maxaanu Qabaan W/Q Axmed Aburaas

    Dalka ayaa sanaadkan waxa ka baxay araday tiradoodu dhafayso hal milayan oo ka qalin jabiyay jamaacdaha kale duwan ee ku yaala somaliland .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka ayaa sanaadkan waxa ka baxay araday tiradoodu dhafayso hal milayan oo ka qalin jabiyay jamaacdaha kale duwan ee ku yaala somaliland .

Araday ayaa intay jamacadaha ku jiran ku firkira in dalkooda ay shaqo ka helayaan balse marka aya qalin jabiiyan aan ka dhamaan maqaaxiyaha shaaha lagu cabo , halkas oo mooraal jab ay ka qadaan 5 sanaaba hal mar ayaa waxa qalin jabiya arday tiradoodu badantay higsi iyo hamilo ay leyhiin ay dalka ka qabaan aanay jirin taas waxa ka mid shaqooyinka dalka oo noqday qaar qaab qaabil ah loo bixiiyo taasina waa ta haamiga ardayda curdiinka ah dhawcaysa waxa uu dalkeenu soo maray mudo rubuc qarni ah wax isbedel ahna oo la sameeyay ma jiran .

Madaxda dalka mamushana warar ay ka qabaan ardayda qalinjabinaysa ma jiran waxa ay ka soo qaadeen(habar baa haw haw le Heelada inoo Tuma)ma arkayn ubax soo baxay kamana fikirayaan Aayahiisa nololeed kaliyata waxa ay ka fikiraan sideed waxa uu cuni laahayd intan xilka laga dajiin

 

La soco qaybta dambe

Axmed aburasaas

ahmedsabri@gmail.com

hargeysa /somaliland