Burco:Dhibaatada Iyo isqabqabsiga kalsan TV Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaadhay Inuu Yeesho 20 Wariye Oo Uga Soo Warama Burco Iyo Mamaulka Oo Ka Seexday Sumcad Dardaa Soo Wajahday Kalsan TV.

0
Thursday June 05, 2014 - 22:28:04 in by London Office
  • Visits: 885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Burco:Dhibaatada Iyo isqabqabsiga kalsan TV Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaadhay Inuu Yeesho 20 Wariye Oo Uga Soo Warama Burco Iyo Mamaulka Oo Ka Seexday Sumcad Dardaa Soo Wajahday Kalsan TV.

    Burco(AFK):- Dhibaatada Iyo isqabqabsiga kalsan TV Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaadhay Inuu Yeesho 20 Wariye Oo Uga Soo Warama Burco Iyo Mamaulka Oo Ka Seexday Sumcad Dardaa Soo Wajahday Kalsan TV.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFK):- Dhibaatada Iyo isqabqabsiga kalsan TV Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaadhay Inuu Yeesho 20 Wariye Oo Uga Soo Warama Burco Iyo Mamaulka Oo Ka Seexday Sumcad Dardaa Soo Wajahday Kalsan TV.
Dhibaatada Iyo isqabqabsiga kalsan TV Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaadhay Inuu Yeesho 20 Wariye Oo Uga Soo Warama Burco Iyo Mamaulka Oo Ka Seexday Sumcad Dardaa Soo Wajahday Kalsan TV.

Dhibaatada ka taagan TV ga kalsan ee gobolka togdheer ayaa gaadhay in 20 wariye oo aan tayo lahani Isku qabsadaan kaad argtaana bulshada Burco Iyo gobolka togdheer ba ku odhanaayo Ana waxaan ka socda kalsan TV.
Halkan ka akhriso magaca yada inta Wariye ee Burco jooga ee TV ga kalsan TV ku odhanaaya waanu ka shaqaynaa Iyo Mamaul TV gaas oo aan ku fashilan arinkan.

Cabdiraxman Aburaas waa tahriibay
kadib waxa wararki isku qabsaday oo malinba mid so dira weriyasha kala ah
Bashiir Ibrahin Maxmud oohore uga shaqayn jirey universal
Shafici Maxmed ibrahin ooo
isna dhowr jeer u so diray
maxmed siicid gaaxnug oo bulsho tv u shaqeya oo isna u sodiray ra'yi ururin
iyo 2 kale .Sidoo kale caruur badan oo joogta Burco ayaa ku odhanaysa waxaanu ka hawl galaa kalsan TV kuna baadhata bulshada reer Burco Iyo togdheer.

Hadba waxaa looga baahan yahay manaulka TV ga kalsan TV Inuu arinkan gacanta galiyo oo gobolka togdheer mar hadii wariyihii hore ka tahriibay aburaas loo soo Magacabo nin masuul oo fuliya hawlaha TV ga kalsan oo hada u muuqda magaalada Burco Iyo gobolka togdheer ba mid fowdo ah.

Burco/office
Weriye MJ