Deg Deg;Maleeshiyad Kaso Jeda Deganka Fadhigaab Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Isku Dhac Horleh Kayimi Iyo Khasaaro Dhimasho Iyo Dhawac Lagaso Shegayo Deganka,

0
Friday September 23, 2016 - 16:39:42 in by salman abdi
  • Visits: 1525
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg;Maleeshiyad Kaso Jeda Deganka Fadhigaab Iyo Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Isku Dhac Horleh Kayimi Iyo Khasaaro Dhimasho Iyo Dhawac Lagaso Shegayo Deganka,

    Waraarka Ilaa Iminka Naga Soo Gaadhaya Degaanada Sincaro Ee Gobolka Sanaag Ayaa Sheegaya In Ciidamo Beeled Ka Soo Gurmaday Degaanka Fadhi Gaab Ee Gobolka Sanaag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waraarka Ilaa Iminka Naga Soo Gaadhaya Degaanada Sincaro Ee Gobolka Sanaag Ayaa Sheegaya In Ciidamo Beeled Ka Soo Gurmaday Degaanka Fadhi Gaab Ee Gobolka Sanaag
Waraarka Ilaa Iminka Naga Soo Gaadhaya Degaanada Sincaro Ee Gobolka Sanaag Ayaa Sheegaya In Ciidamo Beeled Ka Soo Gurmaday Degaanka Fadhi Gaab Ee Gobolka Sanaag Ay Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo RRU Isko Dhaceen Waxaana Halkaas Ku Geeriyooday Tiroba Laba Ruux Halka Laba Kalena Ay Dhaawaceen
Dhaawac yadoodana Loo Qaaday Magaalada Burco Ee Xaruunta Gobolka Togdheer

Dhinaca Kale Beesha Reer Iidle Iyo Beesha Sacad Yoonis Ayaa Iyguna Isku Hor Fadhiya Deegaanka Sincaro Ee Gobolka Sanaag
Iyadoo Waqti Xaadirkan Guud Ahaanba Ay Gacanta Ku Hayaan Daafaha Degmada Sincaro Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Iyagu
Ka Hor Jooga Labada Dhinaca Inay Soo Gaadhan Gurmado Kale

 

Sdoo Kale Wax Iyaduna Gabi Ahaanba Bandaw La Saaray Degmooyinka CEEL Afwayn Iyo Degaanada Hoos Yimaada
Isku Soo Wada Duubo Ilaa Iminka Ma Degana Jawiga Degmada Sincaro