Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Shahado Shaarf KU Maamusey Maamulka Madaarka Burco

0
Saturday September 24, 2016 - 17:00:10 in by Burco Office
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Shahado Shaarf KU Maamusey Maamulka Madaarka Burco

    Burco(AFKA)Babadhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Aadan Qabo Ayaa Shahaado Sharaf Uu Ku Maamusay Maamulka Garoonka Diyaaradaha Ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Babadhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Aadan Qabo Ayaa Shahaado Sharaf Uu Ku Maamusay Maamulka Garoonka Diyaaradaha Ee

Magaalada Burco Waxa Uu Ku Gudoonsiiyay Xarunta Looga Arimiyo Gobolka Togdheeer Waxaana Badhasaabku Ka Mara Kacay Qaabka Ay Uga Qayb Yihiin Horumarka Gobolka Ka Socda Iyo Wadda shaqayntaa Wanaagsan Ee Kadhaxaysa .

Ugu Harayn Waxa Warbaahinta La Hadlay Badhasaabka Oo Ka Xog-Waramay Shahaado Sharafta Uu Gudoonsiiyay Maamulka Madarka Burco

Ugu Danbayna Waxa Erayo Mahad Celin Ah Jeediyay Maamulka Madarka Burco

Maaha Markii gu Horaysay Ee Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Shacabkiisu Ugu Yeedhaan Qabyotire Uu Dadaal Farabbddan Umoojiyo Dardargalinta Gobolka Iyo Hurumarka Shacabka Togdheer


Cabdirisaaq Cabdilaahi Sh Aaadan (Koronto)

Burco/Office

Conatct:Koronto935@gmail.com