War Deg Deg:Daawo Maxkamada Dastuuriga Ah Ee Somaliland Oo Go'aamo Ka Soo Saartay Dacwadii Xisbiga UCID

0
Sunday September 25, 2016 - 12:21:46 in by salman abdi
  • Visits: 739
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg:Daawo Maxkamada Dastuuriga Ah Ee Somaliland Oo Go'aamo Ka Soo Saartay Dacwadii Xisbiga UCID

    Maxkamada Sare ee Somaliland, ayaa qodobo kama danbays ah ka soo saartay dacwadii u dhaxaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamada Sare ee Somaliland, ayaa qodobo kama danbays ah ka soo saartay dacwadii u dhaxaysay

 garabyada Xisbiga UCID ee ay kala hoggaaminayeen Murashaxa Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha Faysal Cali Waraabe.

image

Waxaana goob joog ka ahaa labada garab ee dacwadu ka dhaxayso oo ay kala hoggaaminayaan Guddoomiyaha Xisbiga UCID Fayal Cali Waraabe iyo Musharax jagada madaxwayne ee Xisbiga Jamaal Cali Xuseen.

Qodobada ay maxkamadu ku dhawaaqdayna waxay kala ahaayeen sidan:-

1 In shirwaynaha Xisbiga UCID lagu qabto muddo lixdan cisho ah. (60-days)

2 In guddida qaban qaabada oo ka kooban toban xubnood loo qaybsado si isleeg (shan iyo shan ).

3 In Ergada laxulaayo loo raaco xeerka Xisbiga UCID.

4 Heshiiska ay wada galeen Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseena waxa uu ansax noqonayaa marka la qabto shirwaynaha aan caadiga ahayn ee Xisbiga.

5 Go’aanka ugu dambeeya waxaa iska yeelanaya hoggaanka sare ee Xisbiga UCID.

Hadaladii Garabyada Dacwadu u dhaxaysay ee Xisbiga UCID, kaga tiraabeen go’aanka Maxkamada Sare Goor Dhow Filo