War Deg Deg Ah:Ninkii Ka Dambeeyay Weerarkii Washington Oo Lasoo Qabtay Iyo Dhalashadiisa Oo la Shaaciyay +Sawiro

0
Sunday September 25, 2016 - 18:48:11 in by Burco Office
  • Visits: 676
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:Ninkii Ka Dambeeyay Weerarkii Washington Oo Lasoo Qabtay Iyo Dhalashadiisa Oo la Shaaciyay +Sawiro

    Ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa baadi goob dheer kadib agacnta kusoo dhigay nin la sheegay in uu ka dambeeyay weerar lagu qaaday xarun ganacsi oo kutaala gobolka Washington ee dalka Mareykanka.s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa baadi goob dheer kadib agacnta kusoo dhigay nin la sheegay in uu ka dambeeyay weerar lagu qaaday xarun ganacsi oo kutaala gobolka Washington ee dalka Mareykanka.s

Booliiska ayaa sheegay in ninka lagu tuhmayo weerarkan lagu magacabao Arcan Cetin, oo 20 sano jir ah, ninkan ayaana asal ahaan kasoo jeeda dalka Turkiga , waxa uuna mudooyinkii dambe kunoola adalka Mareykanka.

Weerarkan ninkan lagu tuhmayo in uu ka geestay xarunta ganacsi ee Cascade Mall ayaa lagu dilay 5-qof oo afar kamid ah ay yihiin dumar, ninkan ayaana baxsaday markii uu weerarka geestay, waxaana baadi goob saacado dheer kadib lagu guuleestay in lasoo qabto.


Baarayaal heer sare ah ayaa la sheegay in ay la wareegeen baaritanaka weerarka uu ninkan fuliyay, waxa ayna ciidamada amaanka sidoo kale gacanta kusoo dhigeen qoraygii uu weerarka ku fuliyay kuna dilay shanta qof.