dhalin yarta gobolka saraar oo cabasho xoogan ka muujiyay cuqaasha iyo waxgaradka xabsiga loo taxaabay oo ilaa hada aan cidi ka jawaabin

0
Tuesday September 27, 2016 - 16:50:39 in by Burco Office
  • Visits: 1657
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dhalin yarta gobolka saraar oo cabasho xoogan ka muujiyay cuqaasha iyo waxgaradka xabsiga loo taxaabay oo ilaa hada aan cidi ka jawaabin

    Qaarkamida dhalinyarada ka soo jeeda gobollka saraar oo cabasho xoogan ka muuiyayay odayaasha ku xidhan xabsiga madheera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaarkamida dhalinyarada ka soo jeeda gobollka saraar oo cabasho xoogan ka muuiyayay odayaasha ku xidhan xabsiga madheera

oo tiradoodu tahay 25 odey oo isugu jira coqaal iyo waxgaradkii oo horaantii sanadkan lagu xidhey xabsiga mandheera loona xidhey shaqaaqo dhemartey laba qolo oo xoolo daaqsaneysey geeganka u dhexeeya wadaamo goo iyo caynaba Halkaasoo dhimasho soo gaadhey hal qof gacanku dhiigliina baxasadey una gudbey dhinaca putland isagoo weliba lasoo xidhiidhey badhasabka magaalada caynaba unasheegey inuu kusuganayahay magaalada gaalkacyo Markaa waxaanu si xushmadleh ucoodsaneynaa maadaama gacanku dhiiglii uu fogaadey lansoo qaban Karin in arintaa odayasha xidhna mudada {harf yearka ah} oo iminka qaar caafimaadkooda laga deyrinayo hoosloo eego Mudadii dheereyd ee ay rumaanka uxidhnaayeena waxaa gacanta ku hayey oo marba mudada rumaanka u jadiidinayey wasiirka dibudejinta cali siciid reygal iyo badhasaabka gobolka saraar oo iyagu xadhig mooye aan xal kale heyn Waxaanu marlabaad sitexgelinleh uga codsaneynaa wasiiirka arimaha gudaha iyo cidkasta oo ay hawshani quseyso in hoosloo eego xaalada odayaasha xalkuna xadhiga qudha maha