Raisul Wasaare Hore ee Israaiil Shimon Peres oo geeriyooday

0
Wednesday September 28, 2016 - 15:33:21 in by Burco Office
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raisul Wasaare Hore ee Israaiil Shimon Peres oo geeriyooday

    Raisul Wasaarehii hore ee Israaiil Shimon Peres ayaa xalay geeriyooday asagoo dhowr iyo sagaashan jir ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raisul Wasaarehii hore ee Israaiil Shimon Peres ayaa xalay geeriyooday asagoo dhowr iyo sagaashan jir ah.


Dagaalo badan oo lagu xasuuqay Falastiiniyiinta ayuu ka qeyb qaatay Shimon Peres asagoo xilal badan kasoo qabtay dawlada Israaiil kahor intii uusan xilka raisul wasaarenimada qaban.

Sidaas oo ay tahay waxaa abaal marinta Nobel Peace Prize lagu siiyay wada hadalo uu la galay Falastiiniyiinta.

Waxaa uu u dhintay xalay cudurka istaroogga asagoo jiifay isbitaal kuyaala magaalada Tel Aviv ee Israaiil. Waxaa dhowr asbuuc ka hor asiibay cudurkaa halista ah oo uu xalay u dhintay.

Wuxuu labo jeer noqday raisul wasaaraha Israaiil oo u dhigma xilka ugu sareeya dalkaa sida madaxweyne oo kale.