Daawo:Wefti uu Hoggaaminaayo Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarta WADDANI oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco

0
Wednesday September 28, 2016 - 16:35:42 in by Burco Office
  • Visits: 538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Wefti uu Hoggaaminaayo Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarta WADDANI oo Si Ballaadhan Looggu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco

    Burco(AFKA)Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey guddoomiyaha garabka dhallinyarada heer qaran ee xisbiga WADDANI Md.Maxamed Siddiiq Dhamme oo ay ku welinaayeen xubno ka tirsan garabka dhallinyarada, ayaa maanta si ballaadhan looggu soo dhaweeyey dul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminaayey guddoomiyaha garabka dhallinyarada heer qaran ee xisbiga WADDANI Md.Maxamed Siddiiq Dhamme oo ay ku welinaayeen xubno ka tirsan garabka dhallinyarada, ayaa maanta si ballaadhan looggu soo dhaweeyey duleedka magaalada Burco.