Daawo:Mujaahid Xuseen Aadan Cadde oo Dhalliilay Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumadda Siilaanyo

0
Friday September 30, 2016 - 21:56:55 in by Burco Office
  • Visits: 753
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Mujaahid Xuseen Aadan Cadde oo Dhalliilay Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumadda Siilaanyo

    Hargesa(AFKA)Guddoomiyaha dalka UK Mujaahid Xuseen Aadan Cadde oo isna halkaas ka hadlay, ayaa erayo mahad-naq ah ka dib, waxa uu carabka ku dhuftay in ka xisbi ahaan ay guud ahaan ba Qaaradda Yurub ka siffeeyeen Xisbiga KULMIYE oo uu ku tilmaamay xi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargesa(AFKA)Guddoomiyaha dalka UK Mujaahid Xuseen Aadan Cadde oo isna halkaas ka hadlay, ayaa erayo mahad-naq ah ka dib, waxa uu carabka ku dhuftay in ka xisbi ahaan ay guud ahaan ba Qaaradda Yurub ka siffeeyeen Xisbiga KULMIYE oo uu ku tilmaamay xisbi aan mudneyn in mar kale dib loo doorto, isaga oo sida oo kale na ku duray in Xisbiga KUMIYE isaga oo kaligii ah aanu iman karin dalalka Qurbaha oo uu sheegay in laga ga xoog badan yahay taageero ahaan. "Xaaladda waddankeenu ku sugan yahay gudo iyo dibad ba waa la og yahay, wadan idiin ma noola runtii hadaad run dooneysaan, dawlad idiin jirtaana ma jirto oo idinka uun baa dee isku taliya. Caalamka waad ka ooman tihiin haddii ay tahay Ictiraaf,hantidii niina waad og tihiin halka la la maraayo, waxa loo baahan yahay in shacabka reer Somaliland ay guntadaan dalkooda. Annagu ka Qurbe ahaan xisbiga KULMIYE waanu ka siffeynay dalka dibaddiisa, reer KULMIYE habeen kaliya ma iman karaan dalka dibaddiisa iyaga oo kaligood ah, waxa ay ku soo gabbadaan uun Xukuumadda.".Xuseen Aadan Cadde.







Hargeysa/Office