Daawo:Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise(Sangub) Oo Muqdisho Ku Xanuusanaya Iyo Inan Uu Dhalay Oo Ka War Bixisay Xaaladiisa

0
Thursday October 06, 2016 - 15:30:34 in by salman abdi
  • Visits: 1432
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise(Sangub) Oo Muqdisho Ku Xanuusanaya Iyo Inan Uu Dhalay Oo Ka War Bixisay Xaaladiisa

    Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise( Sangub) oo ka mid ah haldoorka abwaanada somalida ayaa xanuun u jiifa magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan Maxamuud Cabdilaahi Ciise( Sangub) oo ka mid ah haldoorka abwaanada somalida ayaa xanuun u jiifa magaalada Muqdisho.


Abwaan Sangub oo la dhigay cusbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo uu maalmihii u danbeeyey yaalay ayaa la sheegayaa in xaaladiisa haatan ka soo raynayso.

Gabadh uu dhalay Abwaan Sangub oo lagu magacaabo Muna Maxamuud Cabdilaahi Ciise oo warfidiyeeno ku booqday cusbitaalka uga war bixisay xaalada caafimaad ee aabaheed ayaa sheegtay inay iskugu darsamaan dhawr xanuun oo ay ka mid yihiin dhiig kar, macaan iyo xanuuno kale.

Abwaan Sangub oo ku suntan halyey qaran oo dhinaca fanka ah ayaa u baahan in dadka afka soomaaliga ku hadlaa ugu soo duceeyaan in xaaladiisa caafimaad wanaagsanaato