Cristiano Ronaldo Oo Loo Caleemo Saaray Ciyaaryahankii Ugu Fiicnaa Champion-ka Xilli Ciyaaareedkii Hore

0
Friday October 14, 2016 - 14:28:36 in by salman abdi
  • Visits: 943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cristiano Ronaldo Oo Loo Caleemo Saaray Ciyaaryahankii Ugu Fiicnaa Champion-ka Xilli Ciyaaareedkii Hore

    Abaalmarinta xidigii ugu fiicnaa Champions league xili ciyaareedkii 2015/16 Champions League ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abaalmarinta xidigii ugu fiicnaa Champions league xili ciyaareedkii 2015/16 Champions League ayaa

la gudoonisyayCristiano Ronaldoxalay kadib xaflad ka dhacay hoteelkaAC Hotel La Finca.

Kadib 16 gool uu ka dhaliyay tartankii dhamaaday iyo rigooradii ay kooxdiisa koobka ku qaaday kulankii finalka Milan, xidiga garabka ee Real ayaa loo doortay xidigii ugu fiicnaa ee ay u codeyeen aqristeyaasha shabakadahaMARCA iyoLa Gazzetta dello Sport waxaana abaalmarinta gudoonsiiyay tifaftiraha Marca,Juan Ignacio Gallardo iyo agaasime ku xigeen Gianni Valenti waxaana xaflada goobjoog u ahaa Florentino Perez, Zinedine Zidane iyo shirkada ganacsi.

cr7

"Marnaba ma aanan rajeyneen inaan gaaro tiradaan, waxaan ogaa in Real Madrid tahay kooxda ugu weyn aduunka kumana aanan fakarin inaan dhaafi doono goolashii [Alfredo] Di Stefano iyoRaul.”

"Dhiirogelinteyda ugu weyn waa inaan guulo ku gaaro kooxda ugu fiican aduunka.” ayuu yiri Cr7