War Deg Deg Ah Wariye Axmed Sakaaro Oo Dib U Helay Xoriyadiisi Oo Muddo Ku Xidhnaa Xabsi Ku Yaala Magalada Burco

0
Tuesday October 25, 2016 - 14:45:48 in by salman abdi
  • Visits: 594
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah Wariye Axmed Sakaaro Oo Dib U Helay Xoriyadiisi Oo Muddo Ku Xidhnaa Xabsi Ku Yaala Magalada Burco

    Wariye Axmed Muse Sakaaro Oo Ka Mid Ah Warbaahinta Ka Hawlgasha Gobolka Togdheer Oo Muddo Bil Ah Ku Xidhnaa Xabsiga Faarax Omaar Ee Magalada Burco Ayaa Maanta Dib U Helay Xoriyadiisi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye Axmed Muse Sakaaro Oo Ka Mid Ah Warbaahinta Ka Hawlgasha Gobolka Togdheer Oo Muddo Bil Ah Ku Xidhnaa Xabsiga Faarax Omaar Ee Magalada Burco Ayaa Maanta Dib U Helay Xoriyadiisi.


Wariye Axmed Sakaaro Oo Maanta La Horkeenay Garsoorka Maxkada Gobolka Oo Mudooyinkii Udanbayay Dacwadiisa Qaadayay Ayaaa Maanta Dib Xoriyadiisi Ugu Soo Ceeliyay Sheegayna Inaanu Danbi Lahayn Wariyahani,


Mahaa Markii U Horaysay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukumada Ay Wariyaasha Xabsiga U Taxaabaan Iyaga Oo Aan Galin Wax Dabiya Oo Ay Ku Mustaytaan Xasbiga.

Gor Dhaw Filo Warkan Oo Muqaal Ah



Khadar Abdirisaaq Salebaan(HANAD)

HadhwanaagNews.com Burco/Office