"Cadaani Waa Wasiirka Warfaafinta Ee Wax Uu Ku Faano Ama Uu Dadka Iyo Dalka Gashaday Ha Sameeyo Oo Bal Dadka Ja Hor Keeno ,"Hogaamiye Xirsi

0
Tuesday October 25, 2016 - 22:51:34 in by salman abdi
  • Visits: 593
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Cadaani Waa Wasiirka Warfaafinta Ee Wax Uu Ku Faano Ama Uu Dadka Iyo Dalka Gashaday Ha Sameeyo Oo Bal Dadka Ja Hor Keeno ,"Hogaamiye Xirsi

    Hogaamiyaha Wadani Xirsi AyaaJawaab U Kuluul Ugu Jawaab Wasiirka Wasaarada warfaafinta somaliland Cadaani Wuxuuna Yishi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha Wadani Xirsi AyaaJawaab U Kuluul Ugu Jawaab Wasiirka Wasaarada warfaafinta somaliland Cadaani Wuxuuna Yishi.

"Jidka Ceerigaabo Madaxweynuhu uu HINIDSAY oo HIMILADA ayuu lahaa anna waan HIRGALIYEY,

Gacanyarihii Waddooyinka aan Dhisayo ka dul ooyayey haduu isagu ka hadlayo waa Nasiib Wanaag

Aniga oo madaxweynaha aan ka dafirayn in uu himaladan lahaa aniguna kii fuliyey ayaan ahaa , hadii uu dafiro Cadaani bulshada ayaanu iskula tagi doonaa oo waa waxa ceerigaabo ka soo raaca.

Cadaani waa wasiirka warfaafinta ee wax uu ku faano ama uu dadka iyo dalka gashaday ha sameeyo oo bal dadka ha hor keeno , wasiir walibana wasaaradu joogo wax uu ku faano ha fuliyo , Guul walba oo Wasiir wasaaradiisa ka gaadhana Madaxweynuhuna Libteeda ayuu Leeyahay wasiirkii fuliyeyna libteeda wuu la leeyahay

Askarta reer somaliland ayaa la waydiin doonaa in aan la col ahay iyo inaan ahay mid dhiiri galiya ee hadii uu askarta u jeedo Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waxaan leeyahay iyagana ma necbi ee waan loolamaynaa oo waxaan u arkaa in aanay hogaanka dalka sax ku ahayn "Ayuu Yidhi Hogaamiyah Xisbiga Wadani 



Cabdirisaaq Cabdilaahi Sh Aadan (koronto)

Hargeysa/Office

Contact:Koroto935@gmail.com