10Astaamood Oo ku Saabsan Dhisida Naftaada Qalinkii Nimco Hani maxamuud

0
Wednesday October 26, 2016 - 10:37:47 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1551
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    10Astaamood Oo ku Saabsan Dhisida Naftaada Qalinkii Nimco Hani maxamuud

    10Astaamood Oo ku Saabsan Dhisida Naftaada Qalinkii Nimco Hani maxamuud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

10Astaamood Oo ku Saabsan Dhisida Naftaada Qalinkii Nimco Hani maxamuud Dhiisida naftada
1aqoonso jiiritanka iyo nolanashaha naftadu qiimaha uu leyay ku qanac abuurtada iyo mudabkaga eebe ku sameeyay kuna mahad naaq                    2ku kalsoonow naftada shaki yaanu ka galin in aad tahay qof lagu dayan karo in aad tahay qof hadafkiisa iyo himiiloyiin kiisa ka. Mudho dhalin kara waliba si fudud uu dhaagi kara                                                                                                                                                                              3 duuruf kasta iyo dhibkasta oo ka soo gadha aduunka noqo qof uu adkaysta haw diciifin hana niyad jabiin kana baro waayo aragnimo badan iyo casharo aan ku noqonsho lahayn                                                                                                                                                                          4 ogaan gaadh lkn ka fiirso marka hore sax hadu noqodo haka leexan waliga waxad arkii doonta qaar ka jaaho hababiye see taadu haku cadadto       
5 ogsonow in alle quudka iyo qawtal daruuriga qofkasata gaar uu yahay oo aan qof qof waxba ugu jiirin markaga aad gaadhi doonto waxa aad ku hamiinayso ee jiif iyo joogba ku diiday haa dheerato haa gaabnato lkn aad dhadhamin doonto                                                                                  
6 noqo qof naxariis badan isku daay in aad naftada barto hadanay ahayn waayo ilahay ba kugu
naxariisanayaa                                                                         
7 noqo qof daacad badan isku day in aad ku dadasho hadii aanad ahaynba      
8 noqo qof dhoolo cadayn badan is aad uu kasbato faraxad badan                                                                                                                         
9 noqo qof dabeecad dabacsan is aad nololsha jawab ugu heesho                                                                                                                         
10 noqo qof cafis badan is aad akhiiro iyo aduunba uu guulayasato       </div>
    <div class=