Taariikhda Dalka Nigeria W/Q Fahad Shaakir Xaaji Xasan

0
Sunday October 30, 2016 - 22:36:41 in by Hargeysa Office
  • Visits: 3396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhda Dalka Nigeria W/Q Fahad Shaakir Xaaji Xasan

    MA 0GTAHAY ARDAY NIGERIA AH, OO HUBKA NUCLEAR DALKIISA U SAMAYNAYA. warbixintan hoose akhriso waxan aminsanahay in aad sirro, khibraddo badan ka faa,idi doonto hadii alle idmo. Waxa qoray fahad shaakir xaji xasan. Nigeria Jamhuuriyadda Federaalka ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MA 0GTAHAY ARDAY NIGERIA AH, OO HUBKA NUCLEAR DALKIISA U SAMAYNAYA. warbixintan hoose akhriso waxan aminsanahay in aad sirro, khibraddo badan ka faa,idi doonto hadii alle idmo. Waxa qoray fahad shaakir xaji xasan. Nigeria Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Nigeria waa Dal Afrika ah,  wuxuna dhaca Galbeed Qaaradda Afrika , Nigeria waxay xaad la wadaagta Wadamo dhowr ah oo ku yaala Galbeedka Qaaradda Afrika sida BENIN, CHAD. CAMEROON, NIGER Dalka waxa gumaystay gumeystihii Boqortoyadda Ingriiska waxayna xornimadda ka qateen sanadkii 1960kii. Caasimada laga xukuma Dalka waa ABUJA, Badka Dhulka Nigeria waa 356,668 square miles, tiro koobka ugu danbeyey ee Dalkaasi waa 178 malyan oo Ruux, waa Dalka ugu Dadka badan Qaaradda Africa side kale wadanka Todobaad ee ugu Dadka badan Dad yowga Aduunka, waxa kale oo kalinta Kobaad ku hogaaminaya Dalka Caalamka ugu Dhalinyaradda badan, wana Dalka ugu tiradda badan ee dabada tacliin Jaamacadeed ka dhigtaa uguna deeqaha Waxbarashadda badan. Dalka Nigeria waxa ka jira 521 Luqadadood Sagaal ka mid ahi way dabar go,een Luqadda rasmiga ahi waa ENGLISH, 52% waa Christian waxayna dagan yihin konfuurta .48% waa Musliim Sunni ah waxay si rasmi u dagan yihiin Waqooyiga Dalka . Nigeria waxay so martay maraxaladdo badan oo qalafsan Dalka waxa ka dhacay Dagaalo sokeeye oo qadhaad dhig badani ku daatay sanadadii Lixdamadkii.,Dalka iyo Dadka waxa ragaadiyey xukun Milatari iyo Afganbiyo taladda Dalka lugula wareegay dhowr jeer oo kala danbaysay. Milatariga Wadanka Nigeria waxa uu xukumayey 33 sanadood ila 1996 ila 1996. Marki ugu horeysay Dalkaasi waxay doorasho Dumaqradi ka dhacday sanadkii 1999 meeshina waxay ka baxay kaligii taliyaashi Milatariga gacanta ku hayay mudada dheer. Geesta kale Dalkani waa Dalalka ugu militariga xogan ee Aduunka casriga ah. DHAQALAHA Dalkaasi waxuu ku socda si xawli mudooyinkii ugu danbeyey, Nigeria waa Dalka ugu dhaqalaha badan uguna xogan Qaaradda AFRIKA, waana Dalka 21 ee aduunka ugu dhaqalaha weyn, sanadkii cecelis misaniyadda dalkaasi waa 692.987 billion. Laf dhabarta dhaqaale ee Wadanku waa khayraadka dabiciga waxana ka mid ah Gaaska dabciiga wana dalka saddexaad ee ugu Gaaska badan Caalamka marka laga reebo SUCUDIGA IYO RUUSHKA .waxa kale khayradka dabciga ka mid ah baatroolka, dhuxul dhagaxa, iyo macdanaha aad u tiro badan. Warshadaha ugu tiradda badan ee qaradda Africa ayaa ku yaala side kale waxa xasuus mudan in Dalkani waxa aad u maalgashadeen Shirkaddo Company waa weyn. Maalqabeenka ugu hantida badan Qaaradda Afrika waa Milyaneer reer Nigeria ah. dhinaca dalaga beeraha wuxu ka mid yahay wadamadda ugu wax soo sarka badan ee Aduunka. Dalka Nigeria waa dalka ugu ciyaartoga badan ee Qaaradda Afrika, ciyaartoyga Nigeria waxay ka ciyaaran dalalka ugu wanaagsan kubadda cagta sida UK, SPAIN,ITLIA, GERMENY,FRANCH,TURKEY iyo i.w.m. Dalka Nigeria xiligan la jooga waa Dalka ugu horeeya dhinaca Science, Technology da iyo Engineer ka ee Qaaradda Afrika waxaana u sahalay aqoon yahan iyo arday tayo leh oo usoo baxday Tobankii sanno ee ugu danbeyey, Wadankodana dib ugu soo labtay cilmigii ay so barteena dib ugu so celiyey, waxayna qorshaynayaan mustaqbal ka dhow ee soo socda in samaystaan hubka qatarta iyo waxtarka leh ee Nuclear ka maadaama ay yihiin Dad iyo Dal aqoonta meel sare ka gaadhay, maanta aduunka cilmiga la isku hagaayo

. QALINKII FAHAD SHAAKIR XAJI XASAN CYPRUS NICOSIA FACEBOOK FAHAD SHAAKIR XAJI XASAN