Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay qaadeen weerar labaad oo ka dhacay xeebta dalka kenya oo ay ku dhinteen 15 qof.

0
Tuesday June 17, 2014 - 15:07:47 in by salman abdi
  • Visits: 802
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay qaadeen weerar labaad oo ka dhacay xeebta dalka kenya oo ay ku dhinteen 15 qof.

    Dadka deegaanka ayaa sheegay in Kooxo hubeysan ay dhawr tuulo weerar ku qaadeen habeenkii xalay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Kooxo hubeysan ay dhawr tuulo weerar ku qaadeen habeenkii xalay.

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay in khadkii telefoonka la bakhtiiyay weerarka ka hor.

Weerarkan ayaa imaanaya maalin kaddib markii weerar kale uu ka dhacay magaalada Mpeketoni oo ay ku dhinteen 48 qof.

Saraakiisha Kenya ayaa sheegay in kooxda weerarka qaadday ay gubeen dhismayaal ay ka mid yihiin dhawr hoteel.

Al-Shabaab waxay Kenya ku qaaday weeraro xiriir ah tan iyo markii ciidamadda Kenya ay gudaha u galeen dalka Soomaaliya seddax sano ka hor, Si ay u caawiyaan ciidamada AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga dalkaasi Soomaaliya.


Afkashacabka.com
Hargaysa/Office
Contact@afkashacabka.com