Abaarti Daba Dheer Immisa Qof Ayaa Ku Dhintay? Immisa Dawladood ayaa uso Gurmaday Somalida? Dadki Gobolada Waqooyi xage lo daabulay?W/Q fahad shaakir xaji xasan

0
Monday November 28, 2016 - 12:24:37 in by Hargeysa Office
  • Visits: 1530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abaarti Daba Dheer Immisa Qof Ayaa Ku Dhintay? Immisa Dawladood ayaa uso Gurmaday Somalida? Dadki Gobolada Waqooyi xage lo daabulay?W/Q fahad shaakir xaji xasan

    Sanadkii 1974 waxa Somaliya ka dhacday abaaar ad u xun oo dad iyo xoolo fara badani ku naf waayeen. Abaartaas oo ka dhacday Gobolada Waqooyi Galbeed, Bari, Sanaag, Togdheer , Galgaduud, Mudug. Bay Bakool iyo Geddo waxa dadkaas ku dhintay waxa lugu qi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sanadkii 1974 waxa Somaliya ka dhacday abaaar ad u xun oo dad iyo xoolo fara badani ku naf waayeen. Abaartaas oo ka dhacday Gobolada Waqooyi Galbeed, Bari, Sanaag, Togdheer , Galgaduud, Mudug. Bay Bakool iyo Geddo waxa dadkaas ku dhintay waxa lugu qiyaasay 25 kun oo qof.  
 Maamulkii Maxamed Siyaad Barre si degdeg ah ayuu talooboyin ugu qaaday sidii ay dadkaasi wax looga qaban laaha. olalaahas ay dawladu qaday waxa lugu magac daray Gargaarjka Degdega waxa lugu raray Dad tiradooda lugu qiyaasay ila 150,000 kuwaas oo la dajiyey Goboladda Konfured. Rarida Dadkaas barakacay waxa qeyb weyn ka qaatay Dawaladii Midowga Soofiyati USSR yagoo Ciidamadii UUSSR ku daabullen Diyaarado waa weyn. Dadkaasi waxa loo qoondeeyey in ay Beero falato noqdaan waxa la dajiyey Degmooyinka Sablaale, Kurtinwaarey, iyo Dajuuma kuwii Kulamaysatadda aha waxa lugu tallo galay waxa la dajiyey Degmooyinka Eyl, Garacad Cadaale iyo Baraawe in kasto dad badani ariintaasi ka biyo dideen. Dad badan ayaa lugu badbaadiyey hadana markii danbe waxay Dad badi is waydiyen sababtaa Dhulka anay Abiyo Isirtoona u lahayn loola dontay. Dadka loo raray ee Agagaarka Webiyadda qaar badan ayaa markii danbe Duumo iyo Kaneeco iyo Cuduro cusub oo aan hore u aqoonin u dhinteen. Faa,idada ugu weyn ee dadkaasi helaan dib u dajinta waxa ay ahayd iyagoo Caruurtood Reer miyga ahayd Iskuulo lugu daray, Markii dambana qaar ka mid ahi Jaamacado galeen, ariintasi si kastaba ahaatee, dadkaasi da,da weyni badankoodu dhulalki ay ka yimaadeen marki hore ayeey dib ugu labteen................ Maanta oo laga jooga wakhtiga 42 sanadood ka dib abaartaas abaar u dhow ayaa ka dhacday Deganaada Somaliland iyo Puntland. awooda xiliga la haystay maanta lama haysto yagoo aduunkii intaas waxii ka danbeyey ay gadheen diyaarado, warshado, iyo horumar baaxad leh. wadankeenina waxa uu ka bixi la yahay abaar iyo shacab haraad u dhimanaya iyo xoolo si dabar goyaa,...................


Qore fahad shaakir x xasan facebook fahad shaakir xaji xassan