Xiddigaha Real Madrid Oo Ka Degay Barcelona Ka Hor Kulanka El Clasico Ee Maanta+Sawiro

0
Saturday December 03, 2016 - 11:13:51 in by salman abdi
  • Visits: 651
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiddigaha Real Madrid Oo Ka Degay Barcelona Ka Hor Kulanka El Clasico Ee Maanta+Sawiro

    Xiddigaha kooxda Real Madrid ayaa saaka xilli h--e ka degay garoonka diyaaraha Barcelona ka hor kulankooda ay maanta ku ciyaarayaan Camp Nou ee El Clasico ee ay la dheelayaan kooxda ay cadaawada kubadeed kala dhaxeyso ee Blaugrana.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xiddigaha kooxda Real Madrid ayaa saaka xilli h--e ka degay garoonka diyaaraha Barcelona ka hor kulankooda ay maanta ku ciyaarayaan Camp Nou ee El Clasico ee ay la dheelayaan kooxda ay cadaawada kubadeed kala dhaxeyso ee Blaugrana.

Kulanka ugu xiisaha badan kooxaha dunida kubada cagta ayaa si weyn loo sugayaa iyadoo qaar ka mid ah xiddigaha ugu fiican dunida ay garoonka isla soo geli doonaan maanta.

Real Madrid ayaa ciyaarta soo galeysa iyagoo lix dhibcood hogaanka horyaalka La Liga kaga haya kooxda ay wada ciyaarayaan ee Barcelona kuwaasoo iyagana u baahan inay wadada guusha ku soo laabtaan ka dib markii ay barbaro soo galeen seddexdii kulan ee ugu danbeysay ee tartamada oo dhan.

Daawo sawirada Real Madrid oo ka degtay Barcelona:

12345