Hogaamiyaha Mucaaridka Dalka Ghana Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada Dalkaasi

0
Saturday December 10, 2016 - 19:31:37 in by salman abdi
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiyaha Mucaaridka Dalka Ghana Oo Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada Dalkaasi

    Hogaamiyaha mucaaradka Ghana, Nana Akufo-Addo ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweynanimo ee ka dhacday dalkaasi. Doorashadaasi ayaa ahayd mid adag oo aad la isugu dhowaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha mucaaradka Ghana, Nana Akufo-Addo ayaa ku guuleystay doorashada Madaxweynanimo ee ka dhacday dalkaasi. Doorashadaasi ayaa ahayd mid adag oo aad la isugu dhowaa

Madaxweynaha la doortay Mr Akufo-Addo ayaa balanqaaday waxbarasho lacag la'aan ah oo dugsiyada sare ah iyo warshado faro badan oo uu dalka ka hergelin doono. Balse dadka wax naqdiya ayaa suaal ka keenay hamigiisa.Kadib markii natiijada doorashadda lagu dhawaaqay ayaa tageerayasha Mr Akufo-Addo waxa ay isugu soo baxeen wadooyinka caasimada Accra si ay u dabaaldegaan.

Ghana waxay muddo badanba ahayd dal dimuqraadi ah oo xisbiyo badan ay ka dhisan yihiin .