Madaxweynaha Ismaamulka Somalida ee ETHIOPIA oo Galabta Ku Soo Hoyday Degmada Ballidhiig Qaybtiisa ETHIOPIA Iyago Halkaas Keenay Raashin

0
Sunday December 18, 2016 - 21:39:40 in by salman abdi
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Ismaamulka Somalida ee ETHIOPIA oo Galabta Ku Soo Hoyday Degmada Ballidhiig Qaybtiisa ETHIOPIA Iyago Halkaas Keenay Raashin

    Burco(AFKA);Madaxwenaha Dawlad Deeganka Somalida ETHIOPA MD. Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa Caawa kuso Hoyday Degmada Balidhiig Oo Qaybta Xaduudka Ethoipia Iyadoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Madaxwenaha Dawlad Deeganka Somalida ETHIOPA MD. Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa Caawa kuso Hoyday Degmada Balidhiig Oo Qaybta Xaduudka Ethoipia Iyadoo

Madaxwenaha Dawlad Deeganka Somalida ETHIOPA MD. Cabdi Maxamuud Cumar Ayaa Caawa kuso Hoyday Degmada Balidhiig Oo Qaybta Xaduudka Ethoipia Iyadoo Siweyn loogu soo dhaweyey Caaawana uu halkaa uu hooyan doono.

Madaxweynaha aya Waxu Degaanadaasi Soo Gaadhsiiyey Raaashin iyo gargaar kale oo ugu talogalay Gurmadka abaaraha waxa socdaalka Madaxweynaha iyo Waftigiisa Ku wehelinayay Madax dhaqameedka Deeganka oo ay ugu horeeyaan Suldaan Cigale Aadan Xirsi iyo Suldaan Mustafe Adan Weyne.

Weftiga Madaxweynaha aya Hore Socdaal Ku soo Maray Degaanada Hoos Yimaada Degmada Gaashaamo Iyago Halkaas Raashin uu Qaybiyay Dadka Degaanadaasi.