Maxaa lagu xasuustaa Rafsanjani Madaxweynihii hore ee Iiraan ee geeriyooday?

0
Monday January 09, 2017 - 11:05:26 in by salman abdi
  • Visits: 553
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa lagu xasuustaa Rafsanjani Madaxweynihii hore ee Iiraan ee geeriyooday?

    Hogaamiyaha ruuxiga ee Iiraan, Ayatollah Khamenei, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid madaxweynihii ugu saameynta badnaa dalkaasi, Cali Akbar Haashimi Rafsanjani, kaasi oo ku dhintay da'da 82.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaha ruuxiga ee Iiraan, Ayatollah Khamenei, ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid madaxweynihii ugu saameynta badnaa dalkaasi, Cali Akbar Haashimi Rafsanjani, kaasi oo ku dhintay da'da 82.

Hogaamiyahan muxaafidka ah Ayatollah, ayaa qunyar socodkaasi ku tilmaamay saaxiib soo halgamay, walow uu jiray farqi u dhaxeeyay.

Rafsanjani ayaa si weyn u taageersanaa madaxweynaha Iiraan ee haatan, Xasan Ruuxaani, kaasi oo ku tilmaamayba inuu yahay nin ku weyn kacaanka Islaamiga ah.

Saddex maalmood oo baroor diiq ah ayaa looga dhawaaqay dalkaasi.

Haddaba maxaa ugu muhiimsanaa waxyaabihii u hirgelay intii uu dalkaasi maamulayay? Su'aashaas iyo kuwa kale ayaa waxaannu waydiiyay Cabdifitaax Nuur Ashkir, oo ah qoraa iyo cilmi baare ka faalooda arrimaha dunida Carabta iyo Islaamka, waxa uu u warramay Cabdifitaax Ibraahim Cagayare, oo marka hore waxa aan waydiiyay waxa aan ka naqaan Rafsanjaani?


Xigasho/BBC Somali